boromiin
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (kiim.) Curiye hoor ah oo guduudan, firfircoonidiisuna heer dhexe tahay, kana tirsan haloojinnada (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyayaasha).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

