budli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax aad u jilcin ama budul ka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur