riiq
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-qyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Iligga intiisa cirridka ku dhex-jirta. 2. Birta faaska inteeda dhuuban ee daabka la dhex-geliyo.
- Adkeysiga loo yeesho orodka muddo dheer. ld riir².
- 1. Badar cajiimid. 2. Dhuxul budlin si khad looga dhigo.

