Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
eeg buhabbuhee. ld bucabbucayn, bukabbukayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-heeyay, -heysay)
Macnaha:
Cid si aan halis ahayn u garaacid. ld bucabbucee, bukabbukee (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur