buhabbuhee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-heeyay, -heysay)

Macnaha:

  1. Cid si aan halis ahayn u garaacid. ld bucabbucee, bukabbukee (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bucabbucee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-ceeyay, -ceysay)

Macnaha:

  1. ld buhabbuhee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur