buhee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-heeyay,-heysay)

Macnaha:

  1. ld bugee.

bugee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-geeyay, -geysay)

Macnaha:

  1. Cid si aan halis ahayn u garaacid. ld bucee, buhee.