bujin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg buji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

buji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax sida haan iwm haruub ka qaadid. 2. Wax meel ka duleelin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur