baji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Cid cabsi gelin. 2. Wax sida ukun iwm. jebin. 3. Bujin.
  2. ld boji.

jebin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jebi. ld jabin, jabis, jebis.

bujin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg buji.

boji

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Xaalad shaqo iyo dhib la'aan ku sugnaan (nafley); nasasho. ld baji, beji.