bulaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bulaal². ld bulaal¹.

bulaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bulaalid.
  2. 1. Nafley taran iyo barwaaqo helid. 2. Wax tiradooda iyo tayadooda badasho.