bulaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld bulaalid.1. Nafley taran iyo barwaaqo helid. 2. Wax tiradooda iyo tayadooda badasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bulaalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg bulaal². ld bulaal¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0