bulbul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. B. ku ah: cilmi aqoon aad u sarreysa loo yeesho.
  2. Dhogor badan, dhaadheer, jilicsan oo ay nafleyda qaarkeed yeelato.

ah

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Macnaha:

  1. (yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.
  2. ld aah.