ah

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Macnaha:

  1. (yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.
  2. ld aah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aah

Qaabnax: Erey Dareen | Exclamation

Macnaha:

  1. Cod yar oo qof xanuun hayo ka soo baxa. ld ah².

Lamidka: ah

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur