bulmidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg bulaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bulaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cod weyn aan ereyadiisu sugnayn oo dad badan oo isku mar hadlaya sameeyaan. 2. ld bulaamid.Dad badan oo isku mar hadlaya codweyn oo aan ereyadiisu sugnayn sameyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0