bulaan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Cod weyn aan ereyadiisu sugnayn oo dad badan oo isku mar hadlaya sameeyaan. 2. ld bulaamid.
- Dad badan oo isku mar hadlaya codweyn oo aan ereyadiisu sugnayn sameyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

