bunduq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld buntuq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

buntuq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (banaadiiq/banatiiq/-qyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Hub fudud, leh dhuun xabbaduhu maraan oo ilaa ilqabato wax ka dila. ld bunduq, dumbuq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur