buqul
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-llo, m.dh)
Macnaha:
- Haruub yar oo dhallaanka caanaha lagu siiyo; dhoqol.
- Dhiil yar oo caanaha loogu shubo dhallaanka; dhoqol.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-llo, m.dh)
Macnaha:
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-llo, m.dh)
Macnaha: