dhoqol

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Haruubka dhiisha ilmaha caanaha loogu shubo.
  2. Dhiil yar oo ilmaha caanaha loogu shubo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur