baqalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:1. Gammaan lab oo ay dameer iyo geenyo iska dhaleen. 2. ld bagal.Gammaan dheddig oo ay geenyo iyo dameer iska dhaleen.