baqal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Gammaan lab oo ay dameer iyo geenyo iska dhaleen. 2. ld bagal.
  2. Gammaan dheddig oo ay geenyo iyo dameer iska dhaleen.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bagal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Khudrad cagaar ah oo leh caleemo balballaaran iyo buruq dhuuban oo dheer oo la cuno. ld baqal¹ (2), begel.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur