burburid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg burbur². ld bururid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

burbur

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Cadad yaryar oo wax is haystay u kala jajabo. 2. Caano la lulay oo aan weli subag dhalin. ld burur¹ (2).
  2. Wax is haystay, cadad yaryar u kala jebid. ld burur² (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bururid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg burur². ld burur¹; burburid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur