bururidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg burur². ld burur¹; burburid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
burburidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg burbur². ld bururid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
bururQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dareen qofka ku dhasha marka uu la kulmo wax shucuurtiisa kiciyo oo ka lumiyo is-hanashada; jidbo. 2. ld burbur 1. 3. ld bururid.1. Qof, wax shucurtiisa kiciya la kulmay, is-hanasho ka lumid; jidbood. 2. ld burbur².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0