bursasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg burso. ld bursad, bursi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

burso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Wax la qaybsanayo sed dheeraad ah ka qaadasho. 2. Wax cayrsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bursad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bursasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bursi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bursasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur