buskud

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Kibis yaryar, qaabab leh, xalleefsan, fidsan, adag oo macaan sida doolshaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur