macmacaan

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Cunto ama cabbitaan si gaar ah loo sameeyo oo dhadhan macaan leh sida buskudka, doolshaha, xalwada, dheecaanka liinta iwm.