buubaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Rati la rarto oo rar diid ah; layli aan weli rar baran.
  2. Awr rar la cararid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur