buubaalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg buubaal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
buubaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Rati la rarto oo rar diid ah; layli aan weli rar baran.Awr rar la cararid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0