buubin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg buubi. ld buubis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

buubi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Nafley ceyrin. 2. Wax duulin. 3. Ku b.: wax, wax kale ku kor firdhin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

buubis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld buubin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur