buulallo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. (u) Godadka quraanyada. 2. (daaw.) Finan yaryar, badan oo oogada dadka ka soo baxa.