buundoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:1. Dhisme laga dul dhiso webi iwm oo lagaga gudbo. 2. Dhibic, darajo. ld buunto.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
buuntoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld buundo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0