buunto

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld buundo.

buundo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Dhisme laga dul dhiso webi iwm oo lagaga gudbo. 2. Dhibic, darajo. ld buunto.