buurbuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Barar; higaag. 2. (u) Wax farabadan; tubaalo.

barar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Buurashada meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurato.
  2. Meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurasho.

higaag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Suun ama xarig weelasha qaarkood lagu dhuujiyo si aysan u furmin. 3. Dibbiro, fuur.
  2. Suun weel ku dhuujin.