gowracato

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cudur faraha lugaha ku dhaca oo nabarro u yeela. 2. Fin hunguriga ka soo baxo oo badanaa loo dhinto. 3. Geed yar oo leh laamo buurbuuran oo aroorro leh.