caabaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld caabuq¹.ld caabuq³.Lamidka: caabuqSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
caabuqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hurgumidda meel dhaawac ah; fasas. 2. C. ah: nafley xoog lahayd oo jirro, nafaqo darro awgeed la tabar darreysay. ld caabaq¹.(daawo) Halaamacoodka caloosha iyo mindhicirka sida badan waxa keena fiirus ama baktiiriya ama cunno sumow; wuxuuna keenaa matag iyo shuban.1. Meel dhaawac ah hurgumid. 2. Nafley tabar darreyn jirro, nafaqo darro iwm awgeed.Lamidka: caabaq, fasasSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00