caadbaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld caadbixid.1. Soo c.: bannaan u soo bixid; muuqasho. 2. Soo c.: qof daacad ah ahaansho.Lamidka: caadbixidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
caadbixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg caadbax². ld caadbax¹.Lamidka: eeg, caadbaxSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
muuqashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg muuqo. ld muuqad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00