muuqasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg muuqo. ld muuqad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muuqo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-qday, -qatay)

Macnaha:

  1. 1. Wax la arki karo noqosho. 2. U m.: wax dhab ahaantiisa mooyaane si kale u arkid ama u fahmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

muuqad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld muuqasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur