caadla'aan
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Xasilloon ahaansho (cir). 2. Caddaan; xaqiiqo. 3. C. ah: xasilloon (cir). 4. C. ah: Wax saafi ah; wax caddaan ah.
Lamidka: caddaan, xaqiiqo
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

