caado-immaansho
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (c.baay.)
Macnaha:
- Xilliga caadadu ka timaaddo qofka dumarka ah, oo baaluqday oo aan uur lahayn sida caadiga ahna bishiiba waa mar inta ay wax iskabeddeleyaan.
Lamidka: caado, dhibaad, xiso, xayl
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

