caafimaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caafimaad².

Lamidka: caafimaad

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caafimaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cudur iyo jirro la'aan.
  2. Cudur, jirro iwm ka bogsasho.

Lamidka: bogso

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur