caafimaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cudur iyo jirro la'aan.Cudur, jirro iwm ka bogsasho.Lamidka: bogsoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bogsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Wax caafimaaday noqosho. ld bogsoo.Lamidka: bogsoo, caafimaadSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0