caajin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caaji.

Lamidka: caaji

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caaji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Qof in uu wax ka caago gayeysiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur