waali

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Nin madax ka ah qaybaha dal u qaybsamo midkood; naa'ib beeldaaji; barasaab.
  2. Ka w.: nafley meel si ba'an uga caajin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

barasaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof dawlad u wakiilatay in uu gobol xukumo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur