caalinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(culimmo/culummo, m.dh) 1. Qof aqoon badan u leh cilmiga. 2. Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon sare u leh.eeg caali.