caalin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (culimmo/culummo, m.dh) 1. Qof aqoon badan u leh cilmiga. 2. Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon sare u leh.
  2. eeg caali.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caali

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Neef lo'ah si loo gowraco luquntiisa fidin. 2. Is c.: nafley, wax suuxsan ama liita iska dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur