caalleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.dh)Macnaha:Qof aad u garaad yar; segeger.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
segegerQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateIsrogrogga: (-rro, m.l)Macnaha:1. S. ah: qof madax adag oo aan wax maqal. 2. S. ah: wax matare, qof aad u garaad yar; nacas; dabbaal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0