segeger
Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate
Isrogrogga: (-rro, m.l)
Macnaha:
- 1. S. ah: qof madax adag oo aan wax maqal. 2. S. ah: wax matare, qof aad u garaad yar; nacas; dabbaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

