caalsaarayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caalsaaree. ld caalsaarays.

caalsaaree

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -reysay)

Macnaha:

  1. 1. ld caalsaar². 2. Qori, xabbad barta shiishka kor uga qaadid.

caalsaarays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld caalsaarayn.