caalsaareeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-reeyay, -reysay)Macnaha:1. ld caalsaar². 2. Qori, xabbad barta shiishka kor uga qaadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
caalsaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nuujinta neef irmaani uu nuujiyo canug uu dhalay oo meel ku xiran. ld caalsaarree (1).Neef irmaan ilmihiisa oo meel ku xiran nuujin. ld caalsaaree (1).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00