caanaddiiqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caanaddiiq². ld caanaddiiqis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caanaddiiq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dad caanaha xoolaha suuqa u iib geeya. ld caanateel¹, caanateelley, caanooley (1).
  2. Dad, caanaha xoolahooda suuq u iib geeyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caanaddiiqis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld caanaddiiqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur