caanateelidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg caanateel². ld caanaddiiqid, caanateel¹ (3), caanateelis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
caanateelQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld caanaddiiq 1. 2.C. ah: xoolo lagu dhaqo meel u dhow tuulo ama magaalo si caanahooda loo suuqgeeyo. 3. C. ah: qof dhaqa xoolahaas. 3. ld caanateelid.Meel magaalo ama tuulo u dhow xoolo ku dhaqid si caanahooda loo suuq geysto. ld caanaddiiq².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
caanaddiiqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg caanaddiiq². ld caanaddiiqis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
caanateelisQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld caanateelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00