caanaley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld caanooley.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caanooley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld caanaddiiq 1. Haweeney caanaha ka ganacsata; (u) dad caanaha ka ganaacsada. 2. ld canaaley. Naasley.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur